Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Ciidul-fitriga, shacabka Soomaaliyedna hambalyo u diray

Madaxweynaha dowlada federaalka Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aadan munaasabada ciidul fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed ka dib markii ay caawa bilatay bishii Shawaal. Farmaajo ayaa ugu duceeyey shacabka Soomaaliyeed inuu ILAAHAY ka aqbalo waajibaadkii bisha Ramadaan ee ay soo guteen, isagoo arrimahan kaga hadlay qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook kaasoo u … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Ciidul-fitriga, shacabka Soomaaliyedna hambalyo u diray